Guddoomiyeyaal cusub oo loo magacaabay qaar ka mid ah degmooyinka G/Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Guddoomiyeyaal Cusub u magacaabay 3 ka mid ah sadexdii degmo ee gudoomiyeyaashoodu ku dhinteen qaraxii ka dhacay xarunta dowlada hoose dhowr bilood oo sidoo kale uu ku naf waayey gudoomiyihii gobolka Banaadir Eng. Yariisow. Guddoomiyaha cusub ee degmada Shingaani ayaa loo magacaabay Aweys Camuudi … Continue reading Guddoomiyeyaal cusub oo loo magacaabay qaar ka mid ah degmooyinka G/Banaadir